27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo la ilmeeyay heestii ”waa suaal da’weyne dalka yaa iska leh” mar uu la kulmayay ciidanka

Madaxweynaha Somaliya ayaa muujiyay wadaninimo dheeraada mar uu la ilmeeyay hees qaali ah oo ay qaadi jireen kooxdii Horseed ee ciidamada qaranka Somalida intii dalku aanu burburin ee ayna burburin kooxihii dabada laga wadey ee qabiilaystayaasha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS