10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo lagu fadeexeeyay shirkii Shamal Sheekh iyo magaca madaxweynaha Masar oo loo qalday+MUUQAAL

Madaxweynaha Somaliya ayaa fadeexad hoosta loo galiyay kadib markii warqadi muhiimka ahayd ee uu ka akhrinayay shirka maalgashiga ee ka socda Shamal Shaykh laga qalday magaca madaxweynaha Masar oo loogu qorey C/casiis Sisi halkii loogu qori lahaa C/fataax Sisi. Xasan Shekh ayaa garowsaday qaladka madaxa ka ruxay dibna u saxay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS