November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Koofur Afrika iyo Xasan oo ka qaybgala shirkasta+SAWIRO

Johanisberg–Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa ka degay Koofur AFrika halkaas oo uu kaga qaybgalayo shir Afrika ku leedahay dalkaasi. Xasan Sheekh ayaa ka qaybgala shirkasta oo Afrika lamana shegin wax ka soo kordhey ama uga soo kordhey dalka aan ka ahayn dalxiis. Kharashka ku baxa shirarka iyo socdaaladan ayaa ku fiicneyd in lagu bixiyo meelkale waxayse u tahay Xasan dalbarasho.

IB0A0024[1] IB0A0037[1] IB0A0039[1] IB0A0056[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM