Johanisberg–Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa ka degay Koofur AFrika halkaas oo uu kaga qaybgalayo shir Afrika ku leedahay dalkaasi. Xasan Sheekh ayaa ka qaybgala shirkasta oo Afrika lamana shegin wax ka soo kordhey ama uga soo kordhey dalka aan ka ahayn dalxiis. Kharashka ku baxa shirarka iyo socdaaladan ayaa ku fiicneyd in lagu bixiyo meelkale waxayse u tahay Xasan dalbarasho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Â