X

Xasan Sheekh oo si rasmiya u furey shirka dhicisoobey ee hiigsiga 2016 yaase la jooga+SAWIRO

Shirkan oo ah mid Heer wasiir ah ayaa waxaa si wada jir ah u shir Guddoominaya M.weynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud Iyo Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Guud ee Q.midoobay Necholas Key.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya wufuud ka socota 30 dal iyo ururo Caalami ah. Sidoo kale madasha shirka waxaa ku sugan 120 Ergo oo Soomaali ah, kuwaasoo ka imaan doona Barlamanka,maamulada Kmg ah iyo beesha caalamka.

Hadda Waxaa Hadlaya M.weynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud isagoo sharaxaya Hormarada Soomaaliya ay ka sameysay dhinacyada siyaasadda,Amaanka,iyo adeegyada bulshada.

La soco waxa ku soo kordha

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.