X

Xasan Sheekh weligiiba beel ayuu la shiraa: Dr Cabdisamad Nageeye

Prof Cabdisamad Nageeye

Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye oo waraysi siiyay warbaahinta ARAABINEWS ayaa sheegay sheekada Norway iyo Turkiga wadaan ee loo malaynayo in Maraykanku xagga dambe ka riixayo ee loo bixiyay mid ay isku arkayaan waxa ay ugu yeedhaan Somaliya iyo Somalilaan, inayna ahayn mid loo dhan yahay, oo Xasan Culusow markasta beel gaara la shiro.



Reer Awdalstate ahaan way naga go’an tahay inaan xoreyno gobolada Awdal mar ay noqotaba ayuu yidhi Dr C/samad Nageeye.

Hoos ka dhegeyso waraysiga oo dhamaystiran





ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.