Araabinews.com–Madaxweynaha Somaliya ayaa xadhiga ka jaray dhismihii dawlada hoose ee Xamar oo ku burburtey dagaaladii kooxaha S-tu ku burburiyeen dalka. Waxa furitaanka ka qaybgalay safiiro iyo madax kale oo ka tirsan dawlada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM