Weerar isqarxin ah ayaa ka dhacay isgoys dadka iyo gawaadhidu aad u isticmaalaan oo ku yaala magaalasda Muqdisho. Argagixisada diinteena ku qadhaabata ee shabaab ayaa gaysatay qaraxan iyadoo ilaa hadda aan la garanayn inta uu uu leegyahay khasaaruhu.
Goob joogayaal ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay agagaarka isgoyska xilli hore, iyadoo ciidamada ay ka shakiyeen waqtiga badan ee uu goobta yaallay gaariga.
Wasiirka gaashaandhiga ayaa sheegay in weerarada noocana iyo kuwii horeba ayna marnaba joojinayn dib ugu sifeynta dalka kooxda dhiigmiiradka ee shabaab.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay