Argagixisada lagu yaqaan xasuuqa Muslimiinta ee Daacish ayaa xasuuq xun ka gaysatey Bakistaan iyo Ciraaq. Dalkaasi Ciraaq ayaa argagixisada Sucuudigu taageero waxay xasuuqeen ilaa 48 qof iyadoo dhimashadu intaa ka badan tahay.
Dalkaasi Bakistaana waxay argagixisadu xasuuqdey in ka badan 70 qof goob uu sheekh ku aasan yahay oo la buuxay maalintan oo kale. Raiisal wasaaraha Bakistaan ayaa cambaareeyay.
Bakistaan ayaa sheegtay in ay daadgureyn doonaan dhaawaca boqolaal qof oo ku jirey xarunta. Naftii halige argagixisadu madaxa ka qabsatey ayaa isku qarxiyay dadka dhexdiisa.
Dalkaasi Ciraaq ayaa argagixisadu dhigeen goob lagu sameeyo gawaadhida gaadhi ay ka soo buuxciyeen walxaha qarxa si aan looga shikiyin waxayna xasuuqeen dad farabadan oo loo diley Shiico ahaan.
Sucuudiga ayaa dagaal ku iclaamiyay Shiicada kadib markii uu diinta ka saaray.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay