November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xawliga wadamada safiiradoodu imaanayaan dalka oo batey: SAWIRO

Waxa maanta waraaqihiisa safiirnimo dhiibtey safiirka cusub ee dawlada Ruushka u fadhiyi doona Somaliya danjire Mikhail Golovanov. Safiirkan ayaa ah mid khibrad weyn u leh dhinaca diblomaasiyada.

Waxa safiirka Ruushka qaabiley madaxweyne Farmaajo oo ka Hadley xiriirka fiican ee labada yeelan doonaan, wuxuuna u rajeeyay safiirka cusub inuu ku guulaysto hawsha loo igmadow.



Si kastaba ha ahaatee labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxa si is daba jooga u imaanaayay dalka safiiro cusub oo ay so magacaabeen wadamo qani ah.




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS