Muqdisho–Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo ka hadlay shirkadaha wali saliid ka baaraya badda Somaliya ee Kiiniya rabto in ay xoog ku qaadato ayaa sheegay in shirkadihii dhamaan ay ka baxeen ayna u dambeysay shirkada Total ee laga leeyahay Faransiiska oo iyadu joojisey hawshii..wuxuuse fariin u direy shirkad laga leeyahay Talyaaniga oo la yiraa Eno oo wali iyadu joogta halkaasi.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay