X

Xildhibaan ka tirsan Somaliland oo qarxisay in Berbera sun ku shubeen Imaaraadku

Xidhibaan ka tirsan Somaliland ayaa qarxisay in Berbera sun ku shubeen Imaaraadku. Xildhibaan Siciid Warsame ayaa sheegay in ayna Berbera ku jirin gacan Somaliyeed oo xataa la ogeyn waxa dekedda lagala soo dego.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Ft-deKRA-7Y[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.