12/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

XIildhibaan reer Berbera ah oo beeniyay in uu Siilaanyo la simay rabigiisa kana cawdubileystay+MUUQAAL

WP_20150301_013Berbera–Xildhibaan reer Berebera ah oo been laga qorey ayaa ka cawdubileystay in uu yiri Silaanyo iyo rabigiisa ayaa siman. Wuxuuna sheegay in uu yahay qof Muslima oo ayna marnaba ka dhacay qalad sidaasa una jeeday haka buuqina ileyn janno idiinma hayee.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS