Xildhibaan Aareeye oo leh Ciisow naca Farmaajo iyo Koofur lana xirta ISAAQ. Waxba iskuma tihiin Beledweyne iyo Koofur waxaad wax isku tihiin ISAAQ. Aareeye ayaa ka falceliyay hadal Farmaajo laga soo xigtey oo oranaya Eritariya halaga qaado cunaqabataynta.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=brLarK4GAqY[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS