X

Xildhibaan Axmed Gacan oo ka deyriyay mustaqbalka maamulka Somaliland

Xildhibaan Axmed Gacan ayaa si xun uga deyriyay mustaqbalka maamulka Somaliland qaasatan intii Siilaanyo iyo Muuse Biixi isaga dambeeyeen oo uu sii xumaadey rajada nabadeed iyo tan wadajireed ee maamulka. Muuse Biixi meelxun ayuu kaga soo haray maanulka rajana iima muuqato ayuu yiri Axmed Gacan.



Maxxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.