X

Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka soo jeeda gobolada Awdal oo si diiran loogu soo dhaweeyay Boorama maxaase lagu xasuustaa+MUUQAAL

Boorama 28 Dec 2014– Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka mida xildhibaanada Hargeysa u fadhiya reer Boorama oo isagu maalmihii u dambeeyay ka hadlay kacdoonka Awdal ayaa soo dhaweyn diiran loogu sameeyay Boorama. Xildhibaanka ayaa daacad u ah gooni goosadka maamulka beesha dhexe  waxana lagu xasuustaa hadaladii ahaa soo badbaadinta Somaliland waxa u riyaaqay dadka degan Jigjiga agteeda. Wuxuu ka mid yahay xildhibaanada beesha dhexe ka waayay saami qaybsiga..

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.