Thursday, August 18th, 2022
header










Meta







Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka soo jeeda gobolada Awdal oo si diiran loogu soo dhaweeyay Boorama maxaase lagu xasuustaa+MUUQAAL

WP_20141228_007Boorama 28 Dec 2014– Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka mida xildhibaanada Hargeysa u fadhiya reer Boorama oo isagu maalmihii u dambeeyay ka hadlay kacdoonka Awdal ayaa soo dhaweyn diiran loogu sameeyay Boorama. Xildhibaanka ayaa daacad u ah gooni goosadka maamulka beesha dhexe  waxana lagu xasuustaa hadaladii ahaa soo badbaadinta Somaliland waxa u riyaaqay dadka degan Jigjiga agteeda. Wuxuu ka mid yahay xildhibaanada beesha dhexe ka waayay saami qaybsiga..

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Rasaas ka dhacday aas loo sameeyay dhalintii Muuse Biixi xasuuqay

August, 17, 2022
Waxa rasaas ka dhacday xabaalo lagu aasayay sadex ...

Ruushka iyo Shiinaha oo bilaabaya dhoolatus ka nixiyay Maraykanka

August, 17, 2022
Wasiirka difaaca Shiinaha ayaa xaqiijay inay ka qayb ...

Wakiilkii tuugsiga ee Xasan Sheekh magacaabay oo cidla la dhigay

August, 16, 2022
Kulan ujeedo gaara laga lahaa ayaa RW Xamse ...

Maxaan ka ognahay aabihii fanka Somalida Cabdi Sinimoo

August, 16, 2022
Balwadii baxsatoo baray qabatee baabuur maku baadi doonaa ...

Odayada Samaroon oo calaacal la soo istaagay warbaahinta

August, 16, 2022
Xilli beesha dhexe ay isku dayayso inuu horjooge ...

Dhacdooyinka

Somali galbeed oo welli ka qatan mashaariicda waaweyn

August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...

Maxaa ugu wacan in Xasan Culusow sheegan kari waayo siyaasada qaranka?

August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...

Xulafada ka dhanka ah reer galbeedka oo wadamo Muslimiina ku biirayaan

July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...

Ruushka oo sheegay in askarta Maraykanku ridayaan madaafiicda Yukrayn

July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...

Jarmalka oo Ruushka ka baryaya inaanu ka goyn gaaska xilli ay haysato

July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...

Itoobiya oo kumanaan dadkeeda ah ka soo guraysa Afrika iyo bariga dhexe

July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...

Ruug cadaa qarxiyay sir weyn iyo fadeexad haweenkii shilinka la siiyay

July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...