Xildhibaan ay isku hayb yihiin C/raxmaan C/shakuur ayaa codsaday in maydka lagu wareejo kadib markii ciidanka NISA oo warqad ruqsada watey rasaas lagala horyimi halkaana askartu ku dhinteen.
Xildhibaankan iyo madax kale oo la kulmey madaxda sare ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsan doonaan dadkii amarka bixiyay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=J77yHc7shfA[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay