12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Baar Siciid oo ka foolxuma ku tilmaantey miisaaniyada Muuse Biixi

Xildhibaan Baar Siciid ayaa ka foolxuma ku tilmaantey miisaaniyada Muuse Biixi loo ansixiyay. Haba yaraatee lagama fekerin cida ay wax u dhimayso. Miisaaniyadan ayaa loogu talogalay magaalooyinka JEEGAANTA oo kaliya. Miisaaniyadan ayaan loo ogolaan in laga doodo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=pzZhjF-7P_o[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS