Kadib markii maayerka Burco si foolxun u fasirey in Burco tahay magaalada labaad ee Somaliland ayaa waxa ka xanaaqay dadka degan caasimada Awdal e Boorama isagoo ku tilmaamey naag laafyooneysa oo nin qabo ninkalana u hawoodey. Xildhibaan Bade oo arintaa ka jawaabaya ayaa sheegay in Burco abtirsiin ku noqoneyn magaalada labaad.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay