X

Xildhibaan Bulqaas oo qarxiyay sababta Muuse Biixi u aadi waayay Badhan

Xildhibaan Bulqaas ayaa qarxiyay sababta Muuse Bixi u tagi waayay Badhan oo Somaliland sheegato inay ka mid tahay iyads. Muuse Biixi ayaa lagu arkey Cel-afweyn oo uu goob dhagax dhigey. Badhan ayaa waxa jooga ciidan Puntland ah.

 


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=0qvGQm4L5Sw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.