X

Wasaarada duulista oo dib u eegaysa heshiiskii lala galay shirkada Favori ee Turkiga

Wasaarada duulista ayaa dib u eegaysa heshiiskii lala galay shirkada Favori ee Turkiga ee maamusha garoonka magaalada Muqdisho. Shirkadan ayaa heshiis ay la galeen maamulkii Xasan Sheekh Maxamuud ayagoo wax khibrada aan u lahayn heshiisyada caalamiga ah.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=iyVVv-HjvTY[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.