15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Buubaa oo soo bandhigaya ceebihii ka dhacay doorashadii gudoomiyaha wakiilada

Xildhibaan Buubaa ayaa soo bandhigaya ceebihii ka dhacay doorashadii gudoomiyaha wakiilada oo uu ku guulaystey Baashe Maxamed Faarax oo ka soo jeeda Sool. Jagada ayaa ku tartamay siyaasiyiinta ka soo jeeda Sool.



 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS