29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Cali Aareeye oo Hargeysa lagu aasay

Xildhibaan Cali Ibraahim Aareeye oo ku geeriyooday dalkaasi Turkiga ayaa maanrta Hargeysa lagu aasaya. Xildhibaanka oo reer Boorama ayaa dugsigiisii sare dhigan jirey Camuud ilaa markii dambe uu macalin ka ahaa Muqdisho.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS