29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Cali Aareeye oo Turkiga ku geeriyooday iyo tacsi reer Awdal ka direen

Allaha u naxariistee waxa dalkaasi Turkiga ku geeriyooday xildhiban Cali Sheekh Ibraahim oo aad ugu magac dheeree Cali Aareye oo ahaa xildhibaanka kaliya ee beesha Ciise u matalaayay gobolka Awdal. Cali Aareeye ayaa hore u soo noqdey wasiirka warfaafinta xilligii Daahir Rayaale.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS