23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Casoowe oo reer Awdala oo ku qarxiyay shirkii wadatashiga ee Muqdisho: anakaa joogna oo hadlayna

Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee barlamaankii ku meelgaarka ah Casoowe ayaa ka dhex kacay shirka wadatashiga sheegayna in fikradahoodii la maqli waayay..Koofur baan dhisaynaa na dhaha dalka laba doorasho kama dhici karto,, hadal na qanciyay Shariif Xasan ayaan ka haynaa ee warcad na siiya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM