15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Ciise ah oo sheegay in uu rabo jagada gudoomiye xigeen ee golaha wakiilada

Xildhibaan Ciise ah ayaa sheegay in uu rabo jagada gudoomiye xigeenka ee golaha wakiilada Somaliland oo banaanaan doonta marka la doorto gudoomiyaha oo la filayo berito.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS