Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ayaa ku geeriyoodey dalkaasi Hindiya oo uu mudooyinkii u dambeeyay u joogey xaalad caafimaad. Talyanle ayaa ka tirsanaa xisbiga Wadani.
C/raxmaan Talyanle ayaa u tanaasuley Baashe Maxamed Faarax oo at ka soo jeedaan isku jufo kadib markii uu ka guulaystay. Marxuunka ayaaHindiya u tagey xaalad caafimaad.
Waxa geeridiisa xaqiijyay qoyska uu ka tagey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS