Hargeysa–Xildhibaan C/qaadir oo ka soo jeeda beesha Daarood gaar ahaan Ceerigaabo ayaa ka hadlay sida loogu gumeystay Hargeysa iyo safaro u soo baxay isaga oo gudoomiye ku xigeena lagu bedelay mid besha dhexe ka socda. Wuxuu farta ku fiiqey Faysal Waraabe oo markasta caaya beesha Daarood. Wuxuuna sheegay haddii wixii la xarxariiqay la xaqdhowri waayo dee nin looga yaryahay meesha ma jiro.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay