X

Xildhibaan Indho indho oo been ka sheegay 61 xildhibaan oo Maraykana

Xildhibaan Indho indho ayaa been ka sheegay 61 xildhibaan oo Maraykana oo uu yiri waxay rabaan in ay aqoonsadaan Somaliland. Warqad uu akhriyay ayaa wuxuu yiri waxay tilmaameen xildhibaanadaasi xoriyada ka jirta Somaliland inay ka mid tahay waxa ay ku aqoonsanayaan.

Maamulka Muuse Biixi ayaa intii uu joogey jeelka ku gurey cidkasta oo hadasha.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7HUUsTf_9dA[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.