09/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan indho indho oo ka soo jeeda Laascaanood oo taageeray nabada u dhaxaysa beeshiisa iyo tan beesha dhexe

Hargeysa–Xildhibaan Indho indho ayaa taageeray nabadeybta ka dhacday beeshiisa Dhulbahante iyo tan Isaaq ee ku dagaalamay Qorilugud iyo Kalshaale wuxuuna rajeeyay in nabadeynta la sii xoojiyo. Indho indho ayaa sidoo kale soo dhaweeyay dagaal beeleedka ka dhex taagan beeshiisa degta Taleex.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM