November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaan isbedel doon ahaa oo ka cadhooday doorashada Jawaari

Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ee ka soo jeeda Deegaanada K/Glabeed ayaa dhaliilay Xildhibaanada Baarlamaanka ee u codeeyay Prof’Jawaari..



Waxaa uu tilaamay Xildhibaanka in uu ka mid ahaa Xildhibaanda Doonayay in uu dalka Madaxdiisa uu isbedelo islamarkaana uu taageersanaa Xildhibaan C/Rashiid Xiddig balse ay xildhibaanada ay ku fududaadeen in ay is bedelka  sameen.



Cadhada xildhibaanka ayaa waxa la qaba  Somalida badankeeda iyadoo dalku u baahnaa isbedel ka duwan kii lagu waday afartii sano ee fadhiidka ahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS