X

Xildhibaan Jeesow oo foolxumo ku tilmaamey xildhibaano Axmed Madoobe taageeray


Xildhibaan Jeesow ayaa la yaabay xildhibaano tagey Kismaayo Axmed Madoobana taageeray. Waa yaab nin Ka masuula dilalka Ka dhacay Kismaayo in xildhibaano saaxiibadey ah taageero u muujiyaan. Axmed Madoobe ayaa ku gacan seydhay waan waantii u dambeysay ee ay wadeen ergayga gaarka ah.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.