08/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan ka naxay sida Muuse Biixi uga xiirey dhalinyarada

Xildhibaan ka naxay si Muuse Biixi uga xiirey dhalinyarada. Maamulka Somaliland oo lagu xanto inuu la shaqeeyo xagjiriinta argagixisada Shabaab ayaa daraad laga yaabay dhalinyaro timaha xoog looga jarayo.

Talaabadan ayaa dad badan ku tilmaameen mid bilaa akhlaaq ah oo Muuse Biixi ku kacay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=36pVSfi4pEg[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS