Boorama 09 Dec 2014–Daraad ayay ahayd markii Faysal Waraabe isku dayay inuu Saylac keeno dad aan deganayn waxana jirey cadho badan oo ka dhalatay”xildhibaan Maxamed Ilkacase oo ka tirsan xisbigiisa ayaa si cadho leh uga jawaabay sheegayna in aanu tirsan codkooda” Isku diri maysid anaga iyo Ciise waxaanan nahay walaalo..isku deegaana.
Faysal Waraabe ayaa sidoo kale u qaylo dirsaday Hawiye u sheegayna inay walaalo yihiin iskuna ahaayeen USC IYO SNM.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay