November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo qarax u geeriyooday

Xildhibaan ka tirsan Puntland ayaa qarax argagixisadu ku xirtey gaarigiisa u geeriyooday. Xildhibaan Cabduqaadir Faarax Bootaan dhaawac ahaan loogu qaaday Kiiniya.



Qaraxa lagu xidheye gaarigiisa ayaa dhacay 9 bishan aan ku jirno waxana geeridiisa la soo sheegay maanta. Gaariga xilhibanka ayaa Gaalkacayo loogu xirey gaarigiisa.

Waxa lagu wadaa in Aas ballaaran loogu sameeyo Puntland Meydka Marxuum Bootaan dhawaana lasoo qaadi doono sida ehelkiisa xaqiijiyeen.



Sawirkan hoose waa gaarigii lagu dhaawacay xildhibaanka

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS