X

Gabdho maqaayad ku leh Burco oo qarka u saaran inay ka guuraan magaalada: WARBIXIN

Dhawaan ayay ahayd markii maqaayada Warsan ee magaalada Burco ooda laga Jaray waxase markiiba la arkey sida maqaayadu u socoto iyo dadka cuntada ay kariyaan soo jiiteen magaalo boqolkiiba 70 dadku ku noolyihiin wax ka yar hal doolar maalintii.


Koox askarta Sucuudiga oo kale ah ee hadda la madnuucay anshax xumadooda oo askar ayaa xoog ku kaxaystey laba gabdhood oo Itoobiyaana jeelkana u taxaabay. Waxa la soo amery in la soo daayo.

Waxayse markiiba ay amreen dhalinyar u shaqaysa inay handadaan weliba suuqa dhexdiisa gabdhaha maqaayada afka u buuraan sida gabdhuhu sheegeen, waxayna u raaciyeen inay maqaayada ugu yimaadaan una hanjabaan.


Ma jirto kooxdan argagixisada cid ka celisa dadka sida xalaasha ah u ganacsanaya. ā€¯Waxaan ka yaabanahay dadkan noo adeegsana magac dawladeed ayay tiri gabadh kale oo ka shaqaysa maqaayada.

Hoos ka daawo warbixin kooban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.