X

Xildhibaan lagu yaqaan iska hadal oo raaligelin bixiyay

Xildhibaan Dheeg oo ka tirsan maamulka Somaliland aadna ugu dheertahay kala fogeynta Somalidu ayaa eed buga u jeediyay wasiirka caafimaadka e maamulka haddana sheegay inuu raaligelin ka bixinayo maadaama dad cidiisa ah iyo kuwiisuba la soo hadleen. Wuxuu ka mid yahay xildhibanada iska hadla ee eedaynta badan dhalintana ku beera cuqdad Somali nacayba.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.