X

Xildhibaan Maraykana oo u hanjabay Turkiga diidan Finlan iyo Iswidhan

Xildhibaan Maraykana ayaa ka codsaday golaha shacabka ee dalkaasi inay xanuibaan dib u cusboonaysiinta diyaaradaha Maraykanka ee F-16 ee dalkaasi Turkigu iibsaday laakiin hadda duugoobay.


”Haddii Turkigu ku sii socdaan sidan oo geed ku noqdaan dawladaha nagu soo biiraya, waxaan ka codsanayaa golaha shacabka inay hakiyaan qalabka Turkigu u baahan yahay ayuu yiri xildhibaankan.


Turkiga ayaa sheegay inayna ogolaan doonin inay labadaasi wadan soo galaan xayndaabka ururka NAATO inta ay wadaan xanibaado badan oo ka dhana Turkiga iyo weliba taageerada ay siiyaan Kurdiyiinta.



Gaalada badankeeda ayaa qabta in Turkigu hor istaagi karin dal kale oo gaala inuu ku soo biiro Iswidhan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.