Xildhibaan Mareykan ah oo cunsuri ah hadana u nasteexeeyay Somalida ka shaqaysa hilibka doofaarka. Ninkan oo lagu magacaabo Steve King ayaa yiri ”waa in laga eryo Somalida hilibka doofaarka cabaysa.
Xildhibaanka oo laga soo doorto gobolka Ohiyo ee dalkaasi kuna yaalaan warshadaha ugu waaweyn ee cabeeya hilibka doofaarka aya cadeeyay inuuna rabin in Somalidu ka shaqayso hilib ayna cunin loona dhiibo shaqooyinkaas dadka cuna.
Waxa uu intaasi ku daray inaysan shaqaalaha Muslimka jeclayn inay ka shaqeeyan qalista iyo cabaynta Hilibka Doofaarka. Isla markaana ay iska riixaan, iyagoo dadka Gaalladda ku habaara inay naarta galaan.
Isla markaana ay shaqaale cusub u qoran doonaan Wershadaha lagu qalo Doofaarka. Ninkan oo cunsuri caan baxay ah ayaa qaba in dhamaanba loo diido Somalida inay qalaan hilibka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay