November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaan Maxamed Nuur Caalim oo shaaca ka qaaday halka fartu ku godan tahay xasuuqii argagixisada: MAQAL

Siyaasiga Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo fikirkiisa ka dhiibtey xasuuqii argagioxisada ay u gysatay dadkeena ayaa wuxuu qabaa in dhacdadani iyo kuwa la midka ah ee maalinkasta la oynayo uu qayb ka yahasy fashilka ku yimi Xasan sheekh iyo masamulkiisa.

Caalim pp ku nool Dalka Finland ahna la taliyaha dhinaca arrimaha Soomaaliya ee Dowlada Finland ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta ku sheegay in hadii amaanka uu sidaan yahay aysan doorasho dhici Karin.

Dhinaca kale waxa uu tilmaamay in todobaadkaan sii dhamaanaya la filayo in ay Muqdisho yimadaan Madaxweynaha Turkiga iyo Wasiirka Arimaha Dibada Ingiriiska iyaga oo u baaqan kara sababo ammaan awgeyd.

Xasuuqii xalay ayaa wali la gurayaa maydka iyadoo qoysas badan oo dadkeena ay u tahay oohin iyagoo aanan haysan meel ay cawdaan aan ahayn rabigooda qaadirkas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS