07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Nac Nac oo ku baaqay in xabsiga loo taxaabo Buurmadow

Xildhibaan Nac Nac ayaa ku baaqay in xabsiga loo taxaabo Buurmadow. Nac Nac ayaa sheegay in Buurmadow meel kaga dhacay jiritaanka maamulka Somaliland halka gabadhyar jeelka loo taxaabay fikir ay dhiibatey.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=F67u2exhQxw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS