X

Xildhibaan Nacnac oo talo fiican siiyay Muuse Biixi

Xildhibaan Nacnac ayaa talo fiican siiyay Muuse Biixi kuna baaqay in la eryo qunsulka dawlada Turkiga u fadhiya Hargeysa ee hoostaga safaarada Turkigu ku leeyahay Somaliya. Qunsuliyada Turkiga oo amar ka haysata dawlada Somaliya ayaa xarun ka furatey Hargeysa. Nacnac ayaa talo fiican u soo jeediyay Muuse Biixi.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.