07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Nacnac oo Turkiga ka codsadey in uu askar ka qaado Somaliland ka dagaalanta Burma

Xildhibaan Nacnac ayaa Turkiga ka codsadey in uu askar ka qaado Somaliland ka dagaalanta Burma. Xaalada Muslimiinta Rohinga ee dalkaasi ayaa ku sugan dabargoyn.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS