20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Shaacir oo baaq u direy culimada Ahlu sunna

Xilli muran cusub ka furmey doorashada maamulka lagu hoogmey ee Galmudug ayaa xildhibaan Shaacir baaq u direy culimada Ahlu Sunna oo aakhirkii doorashada sheegay inayna ku qanacsanayn guddiga doorashada ayna samayn doonaan mid iyaga u gaara.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS