20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Sicid Cilmi Rooble oo sharaxay inta Kulmiye kaga horeeyo xisbigiisii hore ee Wadani

Xildhibaan Sicid Cilmi Rooble ayaa sharaxay inta Kulmiye kaga horeeyo xisbigiisii hore ee Wadani. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si xawliya uga socda degmooyinka maamulka.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS