18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo sheegay in aanu jirin wax riba oo xeerku qeexay iyo culimada Hargeysa oo hadley

Iyadoo maamulka Hargeysa aanu lahayn baanan sharci ah oo aduunku ictiraafsan yahay ayaa hadana waxa muran ka jiraa xeer la sheegay in uu horyalo golaha maamulka oo ku saabsan xeerarka bangiyada. Xildhibaanka ayaa sharaxay in xeerku dhigayo khidmad ee aanu dhigeyn RIBO.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS