Xildhibaan Somaliland ah ayaa ka qayliyay wasiiro ka tirsanaa maamulkii Siilaanyo oo shalay dhalinta u sheegi jirey in maamulka Somaliland yahay dal go’ay oo haddana Muqdisho tagey.0
Wuxuu soo qaatey sadex wasiir ahaa oo markey nafta u yaabeen Muqdisho tagey. Waxa caadi ah in qolyaha maamulka haya xumaato ku akhriyaan dhalanka soo koraya iyo diyaarad Hargeysa sudhan markay Xamar tagaana luqad kale ku hadla.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay