Xildhibaan Xoog oo in muddo ah ka maqnaa saaxada siyaasada ayaa ka Hadley sida Somaliland loogu kala tagey. ”Horta shekadii ictiraaf raadinta mar hora lagu kala tagey hadda qofkii ka hadla Koofurta iyo Bariga Hargeysa waxa la yiraa waa Somalijecel, kan Soolna waa Puntland kan Awdal ka hadleyna waa Awdalstate.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4nJYVVS8Go4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay