X

Xildhibaan Xoog oo ka hadley sida Somaliland loogu kala tagey

Xildhibaan Xoog oo in muddo ah ka maqnaa saaxada siyaasada ayaa ka Hadley sida Somaliland loogu kala tagey. ”Horta shekadii ictiraaf raadinta mar hora lagu kala tagey hadda qofkii ka hadla Koofurta iyo Bariga Hargeysa waxa la yiraa waa Somalijecel, kan Soolna waa Puntland kan Awdal ka hadleyna waa Awdalstate.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4nJYVVS8Go4[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.